President Al-Sharaa Breaks 60-Year Ban with Planned UN General Assembly Attendance

Syrian President Ahmed al-Sharaa will attend the 80th session of the United Nations General Assembly in New York later this month, marking the first time in nearly six decades that a Syrian head of state will address the global forum. President Ahmed al-Sharaa, Syria’s new leader who assumed office in December 2024 following the ouster […]
Somali President reaffirms solidarity with Qatar at Emergency Arab-Islamic Summit

Somali President Hassan Sheikh Mohamud reaffirmed Somalia’s solidarity with the government and people of Qatar following the Israeli attack on Hamas leaders in Doha last week. Speaking at the emergency summit of Arab and Islamic leaders held in Doha on Monday, President Hassan Sheikh stressed that the attack represented a violation against all Arab nations. […]
Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

Leaders of the Arab League and the Organization of Islamic Cooperation (OIC) convened an emergency summit on September 15, 2025, in Doha, to address Israel’s recent attack on Qatar. The summit brought together heads of state and government from Arab and Islamic countries under the banners of the Arab League and the OIC. In a […]
“I am not vying,” Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre rules out Presidential bid.

Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre has affirmed that he will not run for president of Somalia, making clear that he will never compete against President Hassan Sheikh Mohamud, who appointed him. “I will not compete with the president who appointed me. I tell everyone, and that is obvious. If he does not run for […]
Raysal wasaare Xamse oo shaaca ka qaaday inuusan u sharaxneen xilka madaxtinimo ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay. “Anigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Dadka oo dhan waan u sheegaa, wayna iska caddahay taas. Haddii uusan isagu is sharixin waan eegidoonaa,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse oo […]
WAR MURTIYEED: Shirka Carabta iyo Islaamka oo si adag uga hadlay weerarka Israa’iil ku qaadday Qatar

Shir madaxeed degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dowladaha Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa lagu qabtay 15-kii Sebtembar 2025 magaalada Doha ee caasimadda Qatar, kaas oo diiradda lagu saaray weerarkii Israa’iil ku qaaday dalka Qatar. War-murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa si xooggan loogu cambaareeyay falka Israa’iil, iyadoo lagu tilmaamay xadgudub cad oo […]
DG cusub ee Waqooyi Bari oo fariin culus u diray DFS iyo arinta ka dhax taagan labadooda

Maamulka Waqooyi Bari ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kadib markii 13-kii Sebtembar 2025 lagu dilay duqeyn ka dhacday deegaanka Jinacyo ee degmada Ceelbuh, gobolka Sanaag, taasoo lagu naafeeyay nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi Ibrahim. War-saxaafadeed ay soo saartay dowladdu ayaa lagu sheegay in dilkaasi uu yahay fal foosha […]
Ardey Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho kahelay Azerbaijan oo gaaray caasimadda Baku

Safaarada Soomaaliya ee Ankara ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay soo dhoweynta ardayda Soomaaliyeed ee gaartay magaalada Baku, dalka Azerbaijan, iyada oo ay qeyb ka yihiin Barnaamijka Deeqaha Waxbarasho ee Dowladda Azerbaijan ee Isdhexgalka Dowladda. Arday tiradoodu gaarayso 19 ayaa horey u gaaray Baku, iyadoo la filayo in 9 kale ay gaaraan dhowaan, taasoo tirada […]
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo ku baaqay in si mideysan loo aqoonsado Falastiin

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay Shirka Degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka oo lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar, kaasoo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee gobolka, gaar ahaan xadgudubka Israa’iil ee ka dhanka ah madaxbannaanida iyo amniga dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka ku caddeeyay mowqifka […]