Saddex middood ayay noqon xaaladda Koonfur Galbeed.

Saddex middood ayay noqon xaaladda Koonfur Galbeed. Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa maraya marxalad xasaasi ah, iyadoo la filayo inuu ku dhammaado mid ka mid ah saddex tillaabo oo suurtagal ah, haddii xaaladdu sii adkaato. Marka la eego xaaladda siyaasadeed ee taagan, […]
Mareykanka oo Iran u ogolaanaya in ay helaan $14 billion, sababtu waa maxay?

Maraykanka ayaa oggolaaday iibka saliidda Iran ee badda ku jirta muddo 30 maalmood ah si loo dejiyo qiimaha Maamulka Donald Trump ayaa Jimcihii si ku meel gaar ah u qaaday cunaqabataynta lagu saaray iibka saliidda Iran ee badda ku jirta muddo 30 maalmood ah, taasoo ah isku daygii ugu dambeeyay ee lagu dejinayo qiimaha saliidda […]

Sharraxaad: Saddex arrimood oo Trump iyo Netanyahu ay isku khilaafsan yihiin.

Sharaxaad: Saddex arrimood oo Trump iyo Netanyahu ay isku khilaafsan yihiin dagaalka Iiraan — iyo sababta24-kii saac ee u dambeeyey waxay u muuqdaan inay muujiyeen khilaafkii ugu muuqday ee u dhexeeya Mareykanka iyo Israa’iil tan iyo markii uu dagaalku billowday. Tan iyo weerarradii furitaanka ee dhacay 28 Febraayo, ciidamada labada dal waxay si weyn ugu […]