Madaxweyne Farmaajo oo ka digay xaaladda Koonfur Galbeed.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA DIGAY DHIILLADA SIYAASADEED EE KA TAAGAN KOONFUR GALBEED Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman qorshaha dhiillada wata ee ay Dowladda Federaalku ku wajahday. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale […]
Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku Kacaya $480 Milyan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shalay oo Isniin ahayd si rasmi ah u daah-furay mashruuca “Salaam City,” oo ah Mashruuc weyn oo lagu dhisaayo deegaan casri ah oo ay hirgelinayso Shirkadda Salaam Real Estate, kaas oo ku kacaya lacag dhan $480 milyan oo u dhiganta (85 bilyan oo Faranka Jabuuti ah). Munaasabadda […]
President of Djibouti Launches the $480 Million “Salaam City Project”

The President of the Republic of Djibouti, Mr. Ismaïl Omar Guelleh, officially launched the “Salaam City” project yesterday, Monday. It is a major modern housing development being implemented by Salaam Real Estate, with a total cost of $480 million, equivalent to 85 billion Djiboutian francs. The launch ceremony was held at the project site in […]