Muqdisho: Siyaasiyiin culus oo ku soo wajahan Caasimadda iyo ujeedkooda

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in xubno ka tirsan Midowga Haybad Qaran ay saacadaha soo socda soo gaari doonaan caasimadda. Masuuliyiinta la filayo inay Muqdisho yimaadaan waxaa ka mid ah: Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed,Guddoomiyaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed Iyo Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka, Fahad Yaasiin […]