Muqdisho: Waa kuma Safiirka ku Meelgaarka ah ee Mareykanka u Magacaabay Soomaaliya?

Justin Davis, oo ahaa ku xigeenka madaxa howlgalka ee Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Ku-Simaha Safiirka ee safaaradda, sida lagu xaqiijiyay bogga rasmiga ah ee Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. “Shaqada Davis waxay diiradda saari doontaa sii wadidda xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo hormarinta danaha Mareykanka ee Soomaaliya.” ayaa lagu […]

Somalia Backs New UN Security Council Resolution to Strengthen Red Sea Security

The Federal Government of Somalia has voted in favor of United Nations Security Council Resolution 2812, a landmark decision aimed at strengthening international efforts to safeguard security in the Red Sea, one of the world’s most strategic maritime corridors for global trade and energy exports. The resolution focuses in particular on the growing threats facing […]