Odowaa muxuu hadda musharrax u noqday?
Abdi Ahmed, Qoraa & Falanqeeye Go’aanka Cabdiraxmaan Odowaa uu hadda isu sharaxay ma aha mid kedis ku yimid, mana aha oo kaliya damac siyaasadeed oo cusub. Waa tallaabo ka dhalatay cadaadis siyaasadeed, cabsi mustaqbal iyo dareen sii xoogeysanaya oo ah in laga riixayo bartamaha saaxadda siyaasadda. Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan tan ku xeeran Villa Soomaaliya […]

Odowaa muxuu hadda musharrax u noqday?, Falanqeyn aragtiyeed
By Abdi Ahmed, Falanqeyn aragtiyeed Go’aanka Cabdiraxmaan Odowaa uu hadda isu sharaxay ma aha mid kedis ku yimid, mana aha oo kaliya damac siyaasadeed oo cusub. Waa tallaabo ka dhalatay cadaadis siyaasadeed, cabsi mustaqbal iyo dareen sii xoogeysanaya oo ah in laga riixayo bartamaha saaxadda siyaasadda. Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan tan ku xeeran Villa Soomaaliya […]