Sheekh Axmednur Cali Jimcaale oo gogol u fidiyey odoyaasha dhaqamada iyo ugaasyada beelaha Soomaaliyeed, kuwaas oo dhowaan muqdisho u yimid caleemasaarka ugaaska Beesha Murusade.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad qado sharaf iyo soo dhoweyn ah oo uu sameeyey Sh Axmed-Nur Ali Jimale, taas oo loogu talagalay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa magaalada. Odayaasha dhaqanka ee lagu casuumay kulankan ayaa ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, iyo sidoo kale deegaannada Soomaalida ee ku yaalla Itoobiya iyo Kenya. […]

Koofur Galbeed: Albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda.

By Abdirahman Al-Cadaala- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Koofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhammaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa joogaa Siyaasiyiin iska soo horjeeda, waxaa jooga dhamaan Ururada Siyaasadeed ee diiwaan gashan, waxaa jooga taageerayaal ka kala yimid Soomaaliya oo dhan oo […]